Siyaasiga Maxamed Faarax (Saqiiro) ayaa si adag uga hadlay xasuuqii booliiska Siilaanyo ka gaystay Boorama sheegayna in saacaduhu is gurayan xilligii reer Awdal dib u hanan lahaayeen maamulkooda. Injineer Maxamed Faarax ayaa ka mida masuuliyiinta sar sare ee Awdal Political Council.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay