Waxana soo baxday in hadda si khiyamo macdan qodis looga bilaabay halkaas lacagna Shiinuhu siiyaan wasiirka Siilaanyo ee macdanta iyo dhalinyar.
Injineer Maxamed Miigane ayaa sheegay in baadhis ay Shinuhu siiyeen ay u soo baxday In sun ay ku jirto macdanta la gurayo sidaas darteedna ay joojiyeen eryeena ragii Shiinaha ahaa ee guranayay macdanta.
Wuxuuna la yaabay sida ay ugu soo noqdeen gobolka waana ta uu kor ku sheegay.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS