Injineer reer Awdala oo qarxiyay halka ay ka timi magaca shirkad Shiine oo aan jirin oo macdan ka gurata buuraha Siimoodi+MUUQAAL
Injineer Maxamed Miigane ayaa qarxiyay sirtii ka dambeysay shirkad muran badan ka taagan yahay oo habka ay u gurato macdanta buuraha Siimoodi ay galaafatay dad iyo duunyo. Injineerka ayaa sheegay in isagu magaca alifey una bixiyay RRC halka hadda loo bedelay ARC.
Waxana soo baxday in hadda si khiyamo macdan qodis looga bilaabay halkaas lacagna Shiinuhu siiyaan wasiirka Siilaanyo ee macdanta iyo dhalinyar.
Injineer Maxamed Miigane ayaa sheegay in baadhis ay Shinuhu siiyeen ay u soo baxday In sun ay ku jirto macdanta la gurayo sidaas darteedna ay joojiyeen eryeena ragii Shiinaha ahaa ee guranayay macdanta.
Wuxuuna la yaabay sida ay ugu soo noqdeen gobolka waana ta uu kor ku sheegay.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
August, 11, 2022
Ayadoo maanta banaanbaxyo ka dhaceen magaalooyinka beesha dhexe ...
August, 11, 2022
Horjoogaha maamulka Somalilaan ayaa si toos u toogtey ...
August, 9, 2022
Aabaha musuqa afhayeenka golaha shacabka Aadan Madoobe ayaa ...
August, 9, 2022
Hay'ad sheegan jirtey inay u doodo xuquuqda dadka ...
August, 7, 2022
Ciidamada Maraykanka ayaa lagu eedeeyay inay si xawliya ...
July, 14, 2022
Sidii Maraykanka iyo kooxda uu hogaamiyo ay weerar ...
July, 12, 2022
Kadib markii madaafiic lala eegtay suuq shacabku ku ...
July, 12, 2022
Jarmalka ayaa ka mid noqday kuwa dabada haysta ...
July, 10, 2022
Wasaarada arimaha dibedda ee Itoobiya ayaa sheegtay inay ...
July, 10, 2022
Ruug cadaa Welli Xuseen ayaa qarxiyay haween masaakiina ...
July, 9, 2022
Warbaahinta Yuhuuda ayaa markale ku celiyay in Xasan ...
July, 8, 2022
Raiisal wasaaha Itoobiya ayaa shaaca Ka qaaday weerarka ...