22/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Injineer Xasan Sheeko oo ka hadlay sida ceelal badan oo biyo keeni jiray magaalada ay hadda u gudheen+MUUQAAL

Boorama–Injineer Xasan Sheeko ayaa ka hadlay sida Boorama ay qarka ugu saaran tahay in ay noqoto biyo la’aan iyadoo aanay jirin qorshe lagu balaadhinayo baaxada biyo ee magaalada caasimada ee fideysa. Shan ceel ayay lahayd dhamuug hadda labaa ka shaqeeya sadexna way gudheen halka ceelal laga qodey shaylaha ay hadda u muuqdaan kuwo fadhiid ah.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS