X

Inta aad naf kale xisaabin taada xisaabi horta

U gaar ah Ciyaalka Xaafadda. Inta Da’doodu u dhexeyso 15- 25 Sanno oo kaliya.

1-Axmed ayaa u tagay Nin Sheekh ah kuna yiri: Shiikhoow Xaaskeygu inay i khayaanee ayaan u maleeynayaa, waana iska furayaa. Shiikhii ayaa ku yiri: War coowdi bileeyso, Sheydaan ayaa wax kuu suuradeynayo, Sideed ku ogaatay? Axmed ayaa yiri: Xalay guriga ma eynan imaan, waxa eyna igu tiri: Walaasheey LUUL ayaan la joogay.


Shiikhii ayaa yiri: Maxaa diidayo taa? Axmed ayaa yiri: Shiikhoow, Walaasheed Luul, Xalay anniga ayey ila jiiftay. Shiikhii ayaa yiri: Acuudu Billahi, iga bax, Adigaaba furan ee maxaad wax furtaa.

(Inta aadan Naf kale xisaabin taada xisaabi)

2- Mid ciyaalka xaafadda ah ayaa la weydiiyay su’aal. Maxeey ku kala duwan yihiin in aad Bushkaleeti ama baaskiil dhaq-dhaqaajiso iyo in aad Naag dhaq-dhaqaajiso?


Waxa uu yiri: Bushkaleetiga ama baaskiilka Dabada ha dhaq-dhaqaajin, Dabada xasili Lugaha ayaad dhaqaajinee, Naagta Lugaha ha dhaq-dhaqaajin, Lugaha xasili Dabada ayaad dhaqaajinee.

( Su’aal kasta jawaab ayey u helayaan ciyaalka xaafaddu, hala yaabin)

3- Markii waddamada Reer galbeedka qaar lagu soo rogay in Dugsiyada qaar Caruurta loogu dhigu Casharo la xiriira Galmada, ayaa wiil 8 jir ah oo soomali ahi ku yiri Aabihii: Aabe maanta Cashar Galmada la xiriiro ayaa Fasalka naloogu dhigay, Aabihii ayaa ku yiri: Waan maqlay in la yiri Dugsiyada qaar halagu dhigo.


Aabihii ayaa arkey wiilkii oo anshax xumo ku dhaqmaya.

( Reer Qurboow, bal Caruurta halaga war hayo, in aad Tarbiyo fiican siiso waa waajib Diini ah, Duul xun oo deris ahna waa idinku xiraaraa)

4-Gabar ayaa saaxiibkeed ku tiri: Aboowe gacantaa i xanuunee, waa ka dhunkaday, haddana qoortaa i xanuunee, waa ka dhunkaday. Gabadhii ayaa ku tiri: Aaboowe, Romantic ayaad tahay. dhunkashadaadu waa daawo, halkii aad iga dhunkataba waa bogsanee.

Oday ag marayay oo arrinka la socday ayaa yiri: Maandhoow wiil barakeeysan ayaad tahay, Anigana Cudurka Baabasiirka yaa i hayo, Daba cun cun .


(waryaa Ciyaalka Xaafadoow, Odayaasha ka xishooda)

5-Gabar iyo Hooyadeed oo London ka yimid ayaa la joogay Ayeeyo Faay oo degan Deg. H/wadaag, Gabadhii ayaa galabtii dhar gaagaaban soo xiratay si ay saaxiibadeedii Qurbaha kala yimid ugu raacdo Xeebta Liido.

Ayeeydii oo daarada Salaad Casir ku Tukaneysay ayaa ku tiri: Acuudu, Maandhaay waxaan haddii eey Hoyadaa ( gabadheydu) kugu aragto soow kugu xanaaqi meyso. Gabadhii ayaa tiri: Haddii ey soo toosto ha u sheegin, waa igu xanaaqee, Hooyo dharkeedii ayaan maanta ku labistay.


( Reer waqooyiga ayaa yiraa: Gabadhii Hooyadeed Haruurka tuntaa iyana haadiskeeda weey garan)

6- Magaalada OSLO- Norway ayaa waxaa ku noolaa 2 Nin oo Cadaan ah oo Codku ( dhawaqu) ka xiran yahay, laakin wax maqlaya. Maalintii dambe ayaa Mr. James codkii loo soo furay. John oo arrintaa maqlay ayaa la xiriiray: War ii sheeg sidee codka laguugu furay.

Waxa uu yiri: waxaan tagay Tuulo Afrika ku taal, Dadkii Tuulada ayaana igu daaweeyay hab dhaqameed. John Waxa uu u soo dhoofay Afrika, waxa uuna tagay Tuuladii loo soo tilmaamay.


Habeenkii ayaa Dab la shiday, Gurbaanna loo garaacay, Ciyaarna la qabsaday, dhalinyaradii Tuulada oo dhanna la soo ururiyay.

John Geed ayaa lagu xirxiray, dharkii oo dhanna waa laga bixiyay, dhalin yaradii Tuulada ayaa saf u gashay si ay ugu galmoodaan illaa Subixii. John Xanuun ayuu la qeeyliyay AAAAAAAAA, waxaa lagu yiri: Caawa ( A) ayaad baratay, Habeen dambane ( B ) ayaa lagu baraa. Kadibna Xuruufta kale.

( Xildhibaanadii haddii aan dooranay kadib talefoonada naga Xirtay, iyo kuwa aan weligood Baarlamaanka ka dhax hadal, Ma codkiyaa ka xirmay?, Tuuladaa amaa loo diraa)


admin:

This website uses cookies.