X

Ciyaar aan loo kala hadhin oo beesha Gabooye ku soo bandhigeen Hargeysa+MUUQAAL

Beelaha baaxada weyn ee Gabooye ayaa ciyaar dhaqameed ku soo bandhigey loogu magacdaray Hargeysay na daawada iyo madasha. Waxa ciyaarta si xiisadleh isku helay gabdho u jajaban ciyaaraha hidaha iyo dhaqanka ee beelaha Gabooye.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.