X

Isbitaal sadexdii bilood ee u dambeeyay ay ku dhasheen 10,000 caruura

ARAABINEWS

Wasiiraa caafimaadka ayaa booqatay isbitaalka Banaadir ee magaalada Muqdisho halkaas oo ay ku dhaleen toban kun oo hooyo. Dhamaan hooyooyinka adeega loo fidiyay ayaa ah kuwo danyara oo aan awoodin dhaqaatiirta bugta ah ee gaarka loo leeyahay.


Dawlada ayaa dhiirigelisay in isbitaalada ku yaala Muqdisho ay bixiyaan adeega caafimaadka qaasatan kuwa ku jira guryihii loogu adeegayay qaranka.



C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.