Boorama—Dhawaqa rasaas ay ridayeen ciidamada Ingiriisku u tababaray Siilaanyo ayaa laga maqlay magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal halkaas oo dhalinyaro gadoodsan ay taageero u muujiyen kacdoonka reer Adal.
Ma jirto wax khasaare ah oo ilaa hadda la soo sheegay waxase rasaastani ku soo beegantay xilli gobolku guud ahaan ku jiro cunaqabatayn halka salaadiinta qaar shir uga furmayo dooxada Geb .
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS


Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay