07/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

ARAABINEWS

Iskaashatada gaadiidleyda Awdal oo ka digey gaadiid Hargeysa laga keeno

Iskaashatada gaadiidleyda Awdal iyo Salal ayaa ka digey gaadiid Hargeysa laga keeno oo ka shaqeeya deegaanadaas. Waxay sheegeen in hay’aduhu soo maraan iskaashatada ee ayna Hargeysa iyo meelkale ka keensan gaadiid.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=vvddEjXejgI[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS