Iskaashatada gaadiidleyda Awdal iyo Salal ayaa ka digey gaadiid Hargeysa laga keeno oo ka shaqeeya deegaanadaas. Waxay sheegeen in hay’aduhu soo maraan iskaashatada ee ayna Hargeysa iyo meelkale ka keensan gaadiid.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=vvddEjXejgI[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS