X

Isku aadka ciyaaraha Yurub ee 2016 oo bilaabmaya Jimcahan

Waxa Jimcahan bilaabmaya koobka ciyaaraha reer Yurub ee afartii sanaba hal mar la qabto oo ay martigelinays Faransiiska. Hadaba ciyaarta ugu horeysa ayaa waxa isku arkaya Faransiiska iyo Romaniya oo iyagu muddo ka maqnaa ciyaaraha reer Yurub.

Sabti: Albaniya iyo Swizerland

Wales v Slovakiya

Ingiriiska v Ruushka

Axada

Poland v Woqooyiga Ireland

Jarmalka v Yukarayn

Turkiga v Kurueshiya

Isniinta

Spain v Jamhuuriyada Jeg

J Ireland v Swidhan

Beljim v Talyaaniga

Salaasa

Austria v Hungary

Portaqiis v Iceland

Halkaa markey waxa xiga in koox kasta ay ciyaarayso ciyaarteeda labaad, haddi tii ugu horeysay laga badiyayna ay isku daydo in ay badiso ciyaarta labaad haddi kale soo bixideedu ay saran tahay buur.

Kala soco ku xirnow ciyaaraha Euro 2016 oo ARAABINEWS lagu soo qaadan doono faalooyin ku saabsan

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.