X

Waxaan idin xulney iyadoo aan galney bilihii xoriyada hees maqalkeedu dadka ku yaraa

Waxa ku luqeynaya hobolkii weynaa Maxamed Axmed Kuluc (AUN) waxana la Jiibinaya gabdhihii iyo ragii walaalaha Hargeysa, sanadkuna waa 1965. Waxana heestan calanka sameeyay Alla yarxamu Cali Sugulle waxana laxanka saaray Alla yarxamu wadanigii weynee ee Cabdullaahi Qarshe.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.