07/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Isku duwaha caafimaadka gobolka Awdal Yaabe oo durba gobolka keenay mashruuc balaaran

Isku duwaha caafimaadka gobolka Awdal Maxamed Xaaji Cumar Yaabe ayaa durba gobolka keenay mashruuc balaaran oo loogu talogalay gobolka o dhan, Xaflad lagu daahfurey ayaa laga jeediyay muhiimada uu kleeyahay mashruucani.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS