20/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Isku-filan iyo jacaylkiisa oo isla baxsaday : Qayb kale oo xiise leh

Isku-filan iyo xaaskiisa ayaa igu dambeyn isla baxsaday. Filimkan taxanaha ah ayaad moodaa inuu la mid yahay Qooto qooto. Waxa durtaba laga wada hadlayaa dahabkii laysku meherin lahaa. Isku-filan ayaa leh hal doolar Ayaan ogahay inuu meel ii yaal.





C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS