X

Ismaaciil Cumar Geele oo Jabuuti ku soo laabtey kadib shiki badan oo jirey

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle aya Jabuuti dib ugu soo laabtey kadib safar lagu sheegay mid gaara oo uu ku tagay dalkaasi Faransiiska. Jabuuti oo Faransiis ku hadasha ayaa welli waxa gacanta ku haya Faransiiska ay sheegato inay xornimo ka heshay.


Madaxweynaha oo u muuqda inuuna lumin miisaan badan ayaa la soo sawiray isagoo diyaarad ka soo degaya kadib warar laysla dhexmarayo oo sheegaya inuu xanuun u tagay Faransiiska.


Ismaaciil oo 73 jir ayaa xukunka dalkaasi ka dhexlay adeerkii wuxuuna gaystey tacadiyo ka dhana xuquuqda biniaadamka waqtiyadii burburka dalka Somaliya ilaa haddana waa wadaa ayuu yiri Xuseen Warsame.

Jabuuti oo noqon lahayd dal aaan ka dhicin Singabuur ayaa ah gobolka ugu fiqiirsan geeska Afrika hogaan xumo awgeed.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.