X

Ismaaciil Cumar Geele siyaasadii gumaysiga ayuu sii wadaa wuuna sii kala fogeynayaa reer Jabuuti: Mahdi Good+MUUQAAL

London 05 Jan 2015–Waa waraysi xiise leh oo wakiilka arimaha dibedda ururka USN ee mucaaradka Jabuuti uu la yeeshay suxufiga Faysal Abroone ee Kalsantv. Waraysiga ayaa dhinacyo badan taabanaya waxana wakiilku kaga hadlayaa xaaladihii ay soo martay Jabuuti ilaa hadda.

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.