X

Ismaaciil Cumar Geelle oo aan raaligelin Somalida: FAALADA MAANTA

Ismaaciil Cumar Geelle waxa beeshiisu ku leeyihiin golaha shacabka 8 xildhibaan oo ilaa hadda aan la garanayn halka deegaan doorashadoodu tahay. Raali gelin kama bixin siyaasad xumadii uu kula kacay Somaliya xilli dawladii nabad iyo nolol. Uhuru oo kursiga wareejinaya wuxuu Xasan Culusow u fasaxi doonaa qaadka. Waa faalada caleemo saarkii fowdadu la dhacday.




ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.