X

Maxaa ka jira in Xasan Culusow casuumay basaasiin maxkamad u taalo

Wararka soo baxaya ilaa maanta ayaa sheegay in Xasan Culusow caleemo saarkiisii ay yimaadeen basaasiin Somali iyo cadaan isugu jira oo hore dalka ay uga taalay maxkamad. Tani waay ku tahay qaranimada foolxumo weyn.


”Midka mida wuxuuba la kulmay isla Xasan Culusow waxana kadibna uu soo qorey qoraal uu ku sheegay in hal madaxweyne mamnuucay halak mid kalana ubasaasnimadooda helay ayuu yiri Rashiid cabdi.


Kadib doorashadii loogu shubat Xasan Culusow waxa durba banaanka is keenay basaasiintii qaranka sujuuda geliyay ee ay cadahay inay ka dambeeyeen. ”Waan la shaqayn karnaa ayuu yiri sarkaal Maraykana.



Maxkamada gobolka Banaadir ayaa looga fadhiyaa inay rabaan si degdega u horkeento maxkamad. Waxana kuu cad in sirdoonkii qaranku dhintey.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.