X

Ismaamulka Somalida Itoobiya oo si weyn looga dabaaldegay sanadka Itoobiya ee 2008 iyo wacdarihii fanaaniin badan qaybtii 1

Ismaamulka Somalida Itoobiya ayaa si weyn looga dabaaldegay sanadka Itoobiya 2008 waxana Jigjiga lagu soo bandhigey xaflad si weyn loo agaasimey oo ku saabsan munaabadan. Waxa dhinaca kaga qaybgalay kooxda xidigaha ee Hargeysa kuwaas oo soo bandhigey heeso aad ka helayso.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.