13/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Itoobiya oo fasirtey hadalkii Abiy Axmed ee ku aadanaa Somaliya

Itoobiya ayaa fasirtey hadalkii Abiy Axmed ee ku aadanaa Somaliya. Hadalkan ku saabsanaa dhaqaalaha ayaa mucaaradka dawladnimada ay ka dhigeen mid laysku darayo labada dal ee Itoobiya iyo Somaliya.



Safiirka Itoobiya u fadhiya Somaliya Jamaaludiin ayaa yiri” wax dhacaysa maaha maadaama ay yihiin laba dal oo xora.

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=qabb8wUvnXk[/embedyt]



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS