Kadib markii dawlada Itoobiya ay ku dhawaaqday xabad joojin ayna ka soo baxday qaybo ak mida gobolka Tigree oo ay ku jirto caasimada Maqale, waxa Tigreega iyo taageereyaashu uga faaiideysteen inay is hubeeyaan ayuu yiri sarkaal u hadklay ciidamada Itobiya laakiin magaciisa qariyay.
”Itoobiya waxay heshay macluumaad noo sheegaya in hay’adihii nagu lahaa aan galno gobolka Tigree bilaa waardiye inay yihiin kuwa hub qarsoodiya siinaya jabhadda Tigreega ayuu yiri sarkaalka u hadlay ciidamada.
Wasiiru dawlaha warfaafinta Itoobiya Ridwaan Xuseen ayaa isna ka dhawaajay hadal la mida taas, isagoo ku eedeeyay hay’adahaa isku sheegaya gargaarka inay ka aamuseen qaska Tigreegu ka bilaabay gobolka.
Tigree ayaa Arbacadii sheegtay inay qabsadeeen magaalo fog oo ku taala Woqooyiga gobolkaas. ”Itoobiya waxa ka go’an inay difaacdo qaranimadeeda ayuu raaciyay Cabi Axmed.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay