30/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Dekedda Berbera oo Carabta lagu wareejiyay iyo cabashada shaqaalaha: MAQAL

Itoobiya oo saami laga siiyay dekedda Berbera iyo inta xerta Siilaanyo siiyeen. Maamulka uu Siilaanyo ku magacaaban yahay ayaa u waramay idaacada Ingiriiska ee BBCSomali sheegayna saamiga la siiyay.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS