X

Itoobiya oo shaacisay tiradii ugu badneyd ee cudurka Kooro

Wasaarada caafimaadka ee Dawlada dhexe ee Itoobiya ayaa shaacisay tiradii ugu badneyd ee cudurka Kooro. Waxay kaloo sheegtay ajaanib Ka mida kuwa uu soo ritey cudurku. Tirada la shaacisay ayaa gaaraysa 150 qof.


Waxayna da’diisu u dhaxaysa 3 ilaa 72 jir. Tirada as 147 waa Itoobiyaan halka 3 Ka mida ay yihiin dad u dhashay Maraykan.

Kiisaska 123 ayaa Ka soo jeeda caasimada Addis Ababa, 2 ayaa Ka jeeda gobolka Tigray, 1 gobolka Canfarta, 2 gobolka Oromada, 13 gobolka Axmaarada iyo 6 Ka soo jeeda gobolka Somalida.


Waxa la aaminsan yahay in tirada intaas Ka badan tahay maadaama ay yartahay tirada dadka la baaro cudurkaas.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.