X

Muuse Biixi oo fashil kadib sii daayay weriye Coldoon

Horjoogaha maamulka fashilmey ee Muuse Biixi ayaa dib u siiyay xoriyadiisa weriye Coldoon oo uu haystey muddo sanad Ka badan. Sii deynta Coldoon ayaa timi markii Muuse Biixi loogu hanjabay in laga xanibi doono socdaalka laguna Dari doono horjoogeyaasha Ku tunta xaqqa dadka.


Coldoon ayaa soo liqay hal sanno oo qabyaaaladeysan isagoo  horjooge Muuse Biixi u xidhey maxaad u hadhay. Coldoon oo ah markii labaad ee la cisho ayaa diidan sida fashilka ah ee maamulka u shaqeeyo.


Wuxuu Ku yeeshay saaxiino farabadan adduunka intii uu xidhnaa halka horjooge Muuse Biixi Ka qaaday fadeexad.

Coldoon ayaa codsaday in hadda aan dib loogu noqon wixii dhacay ee hore loo socdo imikana u socon aargoosi

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.