Kadib heshiiskii ka dhacay Koofur Afrika ee Tigreegu isku dhiibay lagana saxiixay in hubka laga dhigo ayaa dawlada Itoobiya ku dhaqaaqday inay si degdega hubka uga dhigto.
”Talaabada aan hadda wadnaa waa in Tigreega is-dhiibay aan hubka dhigno sida uga dhaqsaha badan ayuu sheegay afhayeen u hadlay dawlada Ridwaan Xuseen. Shirka ugu horeeya ee muujinaya qaabka looga dhigayo ayaa ka dhici doona Kiiniya.
Is-dhiibka Tigreega ayay ka mid ahayd inaan la rki karin ciidan aan hayn kan dawlada dhexe oo hub sita, ayadoo dawladu si toosa u magacaabi doonto maamul ka shaqeeya Tigree.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay