X

Itoobiya oo sheegtay inay dib u dhisayso masaajid muhiima oo Tigreegu ku dhuuntey

Dawlada Itoobiua ayaa sheegtay inay dib u dhistey masjid muhiima oo agtiisa ay ku aasan yihiin asaxaabihii rasuulkeena CSW ee diinteena soo gaarsiiya geeska Afrika intina ayna Madiina gaarin.


Masaajidkan iyo xabaalaha u dhow oo aad loo boooqdo ayaa waxa ku aasan asxaab farabadan oo ah kuwii ugu horeeyay ee ka soo xaajirey Maka xilligaas oo sanam caabudku u diidey nolol.

”Waxaan dib u dayatirney masjid agtiisa ay ku aasan yihiin asaxaabtii rasuulkeena CSW ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay dawlada Itoobiya oo soo afjartey jabhadii Tigreega.


Hay’ad Turki ah ayay ahayd midii dib u habayn aad u quruxbadan ku samaystey masjidka iyo xabaalaha asaxaabnta oo la rumeysan yahay inay yihiin 15.

Maxamed Yuuusf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.