X

Xagjir Taram oo ku socda in laga soo jiido aqalka cad xilli hub

Mandatory Credit: Photo by Evan Vucci/AP/Shutterstock (10434333bm) Donald Trump, Sauli Niinisto. President Donald Trump speaks during a meeting with Finnish President Sauli Niinisto in the Oval Office of the White House, in Washington Trump, Washington, USA - 02 Oct 2019

Xagjir Taram ayaa tageereyaashiisa sheegay inaanu si fuidud xukunka ku dhiibeyn, waxana taas ku raacay taageereyaashiisa oo hub la galay aqalka sare, ayadoo halkaasi waaxda amnigu hub ka dhigis sameeyeen.


”Weligay ma aqbaalyo guusha uu gaaray Joo Baydan ayuu xagjir Taram u sheegay taageerayaashiisa. Mid taageere u ah ayaa sheegay in khalkhal gelintu bilaaban doonto marka Baydan la dhaariyo.


”Cidey doonaan ha caleemo saaraan marnaba ma aqoonsanayno madaxnimada Joo Baydan ayuu yiri taageere kacsan. Ciidanka ilaalada madaxtooyada ayaa amar ku qaba inay aqalka furihiisa ku wareejiyaan madaxweynaha la doortey kan kalana dibedda dhigaan.

Si kastaba ha ahaatee waxa la eegaa halka ay ku dhamaato khalkhalka uu abuurey xagjir Taram iyo inuu dido inuu wareejiyo xukunka.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.