X

Itoobiya oo soo riday diyaarad hub u siday Tigreega

Itoobiya ayaa sheegtay inay soo riday diyaarad saanad huba u siday Tigreega. Diyaarada ayaa dalka Itoobiya ka soo gashay dhinaca Koofurta Suudaan. Warar qaar ayaa sheegaya in hubka diyaaradan uu bixiyay Maraykanku.


Tigreega ayaa weerar ku qaaday deegaanada Axmaarada iyo Canfarta kadib markii ay bililiqaysteen shidaal markii horeba laga shikisanaa in loo waso Tigreega. Hay’adaha rerer galbeedka ee basaasiinta ayaa dalbada wado nabada oo ay maraan inta badana waxay hub iyo raashin u sidaan Tigreega ayuu yiri Xuseen Warsame.



”Bal u fiirso isla markii ay shidaalka shubteen ayay dagaal bilaabeen weliba weerareen degmooyin dagaalka ilaabay ayuu raaciyaya Xuseen Warsame. Khidada cusub ee Maraykanku baray ayaa ka mida inay hadda kadib guryah ka dhex dagaalamaan.

Cabi Axmed oo cadaadis xooganuga imaanayo reer galbeedak ayaa lagu qasba=y inuu joojiyo dagaalka.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.