X

Itoobiyaankii ugu badnaa oo ku banaanbaxay maamulka Maraykanka

Banaanbax xoogan ayaa ka dhacay gobolada ay ku badan yihiin Itoobiyaanka dalkaasi Maraykanka ayagoo wata boodhadh ay ku qoran yihiin diidney saxaafada beenta ah ee bugta faafinaysa.



Banaanbaxyadan oo aad u badnaa ayaa loogu baaqay maamulka uu hogaamiyo Joo Baydan inuu faraha kala baxo geeska Afrika qaskana ka daayo. ā€¯Dagaalka warbaahintu Itoobiya waxba u dhimi maayo ayay ku qayliyeen.


Saxaafada reer galbeedka ayaa si cad ula safan Tigreega, waxayna maalin kasta qoraan warar beena. Tigreega oo ah shan milyan ayay ku fekerayaan inay markale xukunka ku fadhiisiyan laakiin wax dhacaya maaha.

Dawlada dhexe ee itoobiya ayaa ilaa hadda aanan qaadin talaabadii ku haboonayd ee ay ku soo afjari lahayd Tigree.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.