Jaahihiinta weyn ee argagixisada Daacish oo dadka u dila hadba sidii ku timaad caqligooda xun ayaa soo bandhigey ilmo yar oo madaxa kaga xireen calankooda madow kadibna miino ka soo buuxiyay gaari ay ku dilayeen Muslimiin una dhiibey rimootka si uu u qarxiyo. Jaahiliintan ayaa moodaya in Ilaahay khiyaamayaan markedy caruurta adeegsanayaan.
Afarta ruux ee lagu dhex gubay gaari yar oo waxyaalaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa lagu amrey in ay yiraahaan waxaan nahay basaasiin bal si ay uga fakadaan wayse qaldanaayeen.
mid mid u qiranaya inay ahaayeen basaasiin ay wadamada reer Galbeed lacago ku siiyeen inay sawiro ka soo qaadaan magaalada Raqqa ee xarunta kooxda IS.
Mid kamid ah ururada kasoo horjeeda IS oo xaruntoodu tahay magaalada Raqqa ayaa sheegay in ragga qaraxa lagu dilayo ay ahaayeen dad ganacsato ah oo laga yaqaan magaalada Raqqa oo xarun u ah dhiigmiiratada.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
![wiil-yar-is-4[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/02/wiil-yar-is-41-300x207.jpg)
![wiil-yar-is-5[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/02/wiil-yar-is-51-300x203.jpg)
![wiil-yar-is-7[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/02/wiil-yar-is-71-300x188.jpg)
![wiil-yar-is-5[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/02/wiil-yar-is-51.jpg)
![wiil-yar-is-6[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/02/wiil-yar-is-61.jpg)
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay