19/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Daawo: Jaajuumow oo jacaylkiisii dib u soo noqotey: Qayb kale dhaqan miyi

Waa qayb xiise leh taxanaha dhaqan miyi iyo dhal magaalo. Jaajuumow oo jacaylkiisii dudey dib u soo noqotey haddana raali ka ah. Ceegaag oo jacaylkiisa Hibaaq la wado qorshe ayaa aad uga walwalsan jacaylka soo noqotey.





ARAABINEWS