X

Jaaliyada Adal ee Ingiriiska oo kulan laysku arkay ku tageeray kacdoonka gobolada Adal+MUUQAAL

London 28 Dec 2014–Jaaliyada reer Adal ee Ingiriiska ayaa kulan aan loo kala hadhin ku taageeray kacdoonka gobolada Adal ee sida xooga leh uga socda gudaha Adal. Kulankan oo ah kii labaad ayaa laga hadlay hadafka kacdoonka inuu yahay mid dadka Samaroon ayna aayahooda cidna u daba fadhiisan.

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.