X

Qaar ka mida salaadiinta Awdal oo sheegay in shir beri furmi lahaa uu furmayo mase sheegin xilli cusub+MUUQAAL

Boorama 29 Dec 2014–Qaar ka mida salaadiinta gobolada Awdal ayaa sheegay shirkii loo balansanaa ee Gadabuursi ee ahayd inuu furmo beri oo bishu tahay sodon inuu furmayo inkastoo ayna shegin xilliga cusub laakiinse lagu jiro qabanqaabo. Shirkan ayaan la garanayn qaabka uu u dhacayo iyo cida ka soo qaybgalaysa xilli ujeedada shirku burburay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.