10/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Jaaliyada Awdal ee Minasoota oo jawaab cilmiyaysan ka bixiyay hadaladii cuqaasha iyo macalimiinta reer Adal oo hadlay daraad+MUUQAAL

WP_20150216_017Minasoota–Jaaliyada xoogan ee reer Adal ee Minasoota ayaa jawaan cilmiyaysan ka bixiyay hadalo duurxula oo cuqaasha iyo macalimiinta qaar ka jeediyeen jaamacada Camuud. ”Baabuur bilaa luga ah haddii lugaha loo hagaajo maxaa khaldan ayaa ka mida hadalada.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS