Jaaliyada reer Adal ee Ingiriiska ayaa cambaareeyay xasuuqii ka dhacay garoonka Boorama halkaas oo laba dhalinyaro ah ay ku toogteen ciidanka Siilaanyo ka amar qaata ilaa hadda gacan ku dhiiglayaashii ay ku jiraan ciidanka booliiska. Jaaliyada ayaa dhinaca kale isku diyaarinaysa in ay ka qaybgasho banaanbax ka dhaca London iyagoo codsi u jeediyay Somalida kale in ay taageeraan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay