X

Jaaliyada Somalida ee Cumaan oo u dabaaldegay maalinta qowmiyadaha Itoobiya: SAWIRO

Jaaliyada Somalida ee Cumaan ayaa u dabaaldegay maalinta qowmiyadaha Itoobiya. Maalinta qowmiyadaha Itoobiya ayaa caadiyan laga dabaaldegaa dhamaan geesaha caalamka.

Xafladan oo ay ka soo qaybgaleen dhamaan jaaliyadaha Itoobiya ee ku nool Cumaaan ayaa waxa horkacayay safiirka Itoobiya u fadhiya Cumaan Xasan Cabdulle Cali.



Munaasabada ayaa si weyn loo soo agaasimayay laguna soo bandhigey ciyaaro dhaqameedyada kala duwan ee qowmiyadaha Itoobiya.



Weriyaha ARAABINEWS ee Cumaan


admin:

This website uses cookies.