X

Dr C/raxmaan Bayle oo saxiixay lacag yar oo loo qoondey meel ka weyn: SAWIRO

Dr C/raxmaan Bayle ayaa saxiixay lacag yar oo loo qoondey meel ka weyn. Lacagtaan oo gaaraysa 2.7 milyan oo doolarka Maraykanka ayaa waxa la sheegay in uu bixiyay bangiga ribadda ee aduunka.



Bangiga aduunka ayaa lacagtaan soo mariyay hay’ado u gaara iyaga oo iyaguna ka sii reeba kharashaadkooda garka ah ayadoo lacagtaan lagu cuney magaca Somaliya.



Lacagtaan yar ayaa waxa loo qoondey in wax looga qabto biyaha iyo abaaraha soo noqnoqda ee dalka ka Jira.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.