22/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Jaaliyada Somalida Itoobiya ee Ingiriiska oo taageero u fidisey madaxweyne Cabdi Maxamud Cumar oo mar labaad la doortey

Jaaliyada Somalida Itoobiya ee Ingiriiska ayaa taageero u fidisey madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar oo mar labaad loo doortey hogaanka Somalida Itoobiya kadib doorasho xalaala oo ka dhacdey dalkoo dhan. Jaaliyada Somalida Itoobiya oo ah mid isku duuban ahna jaaliyada balaadhan ayaa goobta ka sheegtey sida ay ugu faraxsan yihiin soo noqoshada madaxweyne Cabdi Maxamud Cumar.

ARAABINEWS.COM