November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Jaamacada Camuud oo horumar samaysay iyadoo bilaabaysa heerka jaamacadeed ee la yiraa Phd: ARAG

Jaamacada Camuud ee da’da weyn ama aabaha jaamacdaha Somaliyeed burburka kadib ayaa bilaabeysa heerka jaamacadeed ee Phd iyadoo isticmaalaysa macalimiin Somali ah iyo kuwo ajaaniba oo inta badan aan la sheegin halka ay imanayaan. Macalimiinta hadda jooga ayaa noqon doona kuwa ka faaiideysta heerkan cusub ee jaamacadeed.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM