November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Jaamacada Eelo ee Boorama oo yeelatay gudoomiye cusub iyo xilwareejin ka dhacday+MUUQAAL

WP_20150307_007Boorama–Jaamacada Eelo ee magaalada Boorama ayaa yeelatay gudoomiye cusub iyo xilwareejin ka dhacday. Jaamacada ayaa ka mida jaamacadaha ka dhisan gobolka Awdal qaasatan magaalada Boorama oo ay ka qalinjabiyaan arday farabadan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS