X

Jabaan oo sheegay in maraakiibtiisa xaalufiya badeena ay sii joogi doonaan

MARKAB MARKAB

Jabaan ayay maanta sheegay in maraakiibtiisa jooga xeebaha Somaliya ay sii joogi karaan sanad kale waxa uu ku tilmaamay khatarta ka sii kordhaysa ee burcad badeedka.



Badda Somaliya ayaa waxa xaalufiya maraakiib u badan Eeshiyaan iyo reer Yurub waxayna sanadkiiba ka gurtaan kheyraad lagu qiyaasay 2 bilyan oo doolarka Maraykanka.


Maraakiibta Jabaanka ayaa u badan kuwa macal warshadii qasaaca wata oo isla goobtaasba ku qasaceeya. Maamulada ka dhashay dalka ayaan ku guulaysan inay badda xoreeyaan.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.