November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Jabhad Ka dilaacday gobolka Awdal oo la xaqiijay

Gudoomiye xigeenka koowaad ee xisbiga Faysal Waraabe Qaasim sheekh Ibrahim ayaa xaqiijay in jabhad ay Ka jirto gobolka Awdal qaasatan degmada Dilla, wuxuuna sheegay in tii Suldaan Wabarna soo moqonayso.



ttps://youtu.be/9voOK2YdUCw



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS