Jabhad la baxdey Cawaale ayaa ka dilaacdey bariga Awdal. Ciidan hubeysan oo tira ah ayaa raga qaar hadley waxay sheegeen inay cadaalad xumo ka tirsanayaan Muuse Handaraab laakiin si cad uma sheegin in ay rabaan inay Awdal ka gooyaan maamulka halka beel ee ay ku soo dhiseen Boorama.
https://youtu.be/3p_q0s5Hukw
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay