X

Jabhad xin iyo xaasida ictiraaf ka fog: Dr C/samad Nageeye

Madaxweynaha Awdal state C/samad Nageeye oo shir jaraaid qabtey ayaa kabaha la dulmaray maamulka Somalilaan ee beesha dhexe. ”Xin iyo xaasid jabhada ictiraaf hadday indhaha dhiig ka keenaan ma helayaan. Waxa kale oo miiska saaran in qolooyinka Hargeysa jooga ee ku dhiiban magacda kale iyo qabiilada Koofurta ay caayaan in dacwad laga gudbiyo.




ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.