X

Siyaasi Cali Faarax oo si adag uga hadlay siyaasi reer Awdala Muuse Biixi u xidhan

Waxa maalintii lixaad ku jira jeel ku yaal magaalada Hargeysa siyaasi halgamaa Maxamed Jaamac oo maamulka Muuse Biixi looga soo qafaashay Boorama. Haddaba waxa si adag uga hadlay arintaa siyaasi ruug cadaa Cali Faarax Cabdilaahi oo wacad ku maray in maxkamad lala tiigsan doono madaxda maamulka ee ka dhiiban Yurub iyo Amerika.




ARAAABINEWS

admin:

This website uses cookies.