Jeneraal u Hadley jabhadda cusub ayaa fariin adag u direy dawlada Somaliya una sheegay inay ka fogaato wax wadahadal la yiraa maadaama gobolku deganayd. Waa jabhadii labaad ee ka dilaacda Somaliland.
Waxa dadka badankiisu qabaan in hadda wixii ka dambeeya aan maamulkaasi waqti lagu lumin Karin ilaa la xaliyo siyaasada halkaas ka jirta iyo in la helo maamul magac kale la baxa oo mideeya dadka reer Woqooyiga ah inta Koofurtu ka hagaageyso.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay