Jabhadda xoreynta Khaatumo ee uu hogaamiyo Faysal Falaalug ayaa markale weerartay saldhig booliis oo ku yaala magaalada Laascaanood. Wararka ayaa sheegaya in israsaasayntu socotey muddo inkastoo ilaa hadda aan la sheegin khasaaraha ka dhashay.
Axadii ayay ahayd marki jabhaddu markale weerartay xero milatari oo gobolku leeyahay laakiin ay maamulaan maamulka Somaliland laakiin badankood ay joogaan dad reer Khaatumo ah.
Siyaasiyiinta gobolka Sool ayaa kolba maamul u carara taas oo gobolka ka dhigtey mid aan saldhigan. Khaatumo ayaa iyagu raba maamul xora oo ay maamulaan reer Sool inay dhistaan.
Ilaa hadda war rasmiya kama soo bixin qasaaraha dhabta ah ee weerarkaas xili Muuse Biixi ay dhowr jiho kaga furan yihiin dagaalo habba yaraadaane.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay