November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Ururka ONLF oo qaba in Tigreega la soo dhaweysto

Waxa baryahanba jirey tuhun ah in jabhadii Ogaadeenka ee ONLF ee Cabi Axmed ka neefiyay ay rabtey inaan la weerarin argagixisada Tigreega oo xasuuqay boqqolaal Somali ah ee lala hadlo. ”Waxaan rabnaa in lala hadlo ayuu yiri afhayeen u hadlay jabhadan Ogaadeenka.



Waxana iyana isla jabhadaasi olole xoogweyn ka wadaa baraha bulshada, ayagoo soo bandhiga guulo beena oo ay sheegaan inuu Tigreegu gaaray. ”Ma garan karo xilliga Tigreegu asxaan u falay ayuu yiri Xuseen Warsame.



Hadalka jabhadan aan taageero badan ka dhex haysan dadka ay sheegato inay matasho ayaa loo arkay mid ah ”soo dhaweysta Tigree” ee hala dagaalamina.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS