X

Jabuuti maxay ka tiri duufaano ku soo fool leh

Dawlada Jabuuti ayaa digniin ma soo saartey duufaano ku soo socda geeska Afrika oo xoogan oo laga baqayso in waxyeelo Ka soo gaaryo dalka. Duufaantii waxba-reeba ee sanadii 2017 ayaa guryo tirtey dad farabadan iyo dhimashada xoolo badan.


Duufaankan oo aan ugu magac darney Huwiye ayaa la filayaa inuu ku dhifto xeebaha gobolada Awdal, Sanaag iyo Bari. Waaxda hawada ayaa Ka digeysa duifaantan Huwiye inay keeni Karto qasaare xoogleh.


Dawlada Jabuuti ayaa sheegtay ineelo ka mida dalkeeda ay soo gaari doonaan roobabka uu wato duufaantan Huwiye.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.