Jabuuti ayaa Hargeysa keentay bustayaal xilli dhaxantu baxdey. Dhaxantii sanadkan ayaa ahayd tii ugu qaboobey ee ka dhacdey gobolada Woqooyiga Somaliya haba u daraato Boorama iyo agagaarkeeda.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=pG1U8AFwdNY[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS